25.4 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Daawo: Maxaa isku haya Farmaajo iyo Khayre, oo ay isku khilaaf la’ yihiin?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Tan iyo markii 23-kii Feberaayo 2017 uu madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ra’iisul Wasaare u magacaabay Xasan Cali Khayre ma jirin khilaaf muuqda oo soo kala dhex galay labadaas mas’uul ee ugu sarreeya dalka. Ma is-weydiisauy sababta? Muuqaalkan hoose ayaa sharxaya ee daawo.

- Advertisement -

Read more

Local News