Caasimada Online: Muqdisho waxaa ku soo kor dhaya maalinba maalinta xigta horumar iyo bilic soo jiidaneysa Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Qurba Joogta Soomaalida ee dalka ka maqnaa xiligii burburka.
Magaaladu waxaa ku soo badanaya goobo ilqabadka u wanaagsan hadii ay ahaan lahaayen dhanka Bilicda Dhismooyinka cusub iyo dhanka bilicda quruxda wadooyinka iyo Goobaha cagaarka ama cowsaska lagu beerayo magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.