Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Somalia ayaa muddo waxa uu tababar uga socdaa dalka Uganda. Waxaa tababarkaasi inta badan bixiya saraakiil ka socda dalalka Germany, UK Â iyo France oo dowladda Somalia ka caawinaya sidii ay u heli lahayd ciidan tababar wanaagsan heysta.
Haddaba halkan waxaan idin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah sawirrada Ciidamadaasi tababarka uu u socdo.