Gotenburg (Caasimada Online) – Waxaa magaaladan Gothenburg ee caasimadda 2-aad ee dalkan Sweden lagaga dhawaaqay xisbi cusub oo la yiraahdo Xisbiga Ciidda iyo Calanka kaasoo sida lagu wado xubin firfircoon ka noqon doona siyaasadda dalka Somalia.
Siyaasiga xisbiga dhawaaqay oo lagu magacaabo Max’ed Cabdullahi Geeddi Shadoor (Cayroow Cabdullahi) ayaa wuxuu soo jeediyay in arrimaha dalka lagu wajoho qaab wada tashi ah iyadoo wax la iska waydiinayo halka ay sartu ka qurunsan tahay, jeer aan qofna laga tegeynin intii suurtagal ah.
Hadaba daawo warbixin uu ka diyaariyay Max’ed Xaaji Xuseen Raage