Caasimada Online: Tan iyo markii laga tuuray xukunka talada Dalkeena Sonalia Dowladii Milateriga aheyd ee uu hogaaminayay alaha u naxariistee Marxuum Siyaad Barre ayaa waxaa meesha ka baxay sanadkii 1991 Awoodii Ciidan ee uu la haa Dalkeena Somalia.
Balse Dadaalo badan iyo juhdi xoogan oo soconayay sanadihii ugu dambeeyay ayaa waxaa moodaa in Dowlada haatan jirta ee uu madaxweynaha ka yahay Madaxweyne Xasan in ay dib u soo celisay Awoodii Ciidan ee Dalkeena ayadoo xooga saartay in la helo Ciidamo sidaan oo kale ah waana arin lagu farxo ee nala fiirso video-ga.
HALKAAN KA DAAWO: