Soomaalidu waxeey tiraahdaa “ALLE DILE AYAA DHINTA” Waxaan ula jeedaa Waxaa maanta Muuqaalka Warbaahinta laga sii daayay fal fashilmay oo la doonayay in lagu qaarajiyo Madaxa Xisbiga “DPS” ee Wadanka Bulgaria.
Marka aa daawato Muuqaalka waaad naxeysaa balse waxaa dareemeeysaa Alle idle in uu dhinto oo uu ka badbaaday Madaxa Xisbigaasi falkaasi isku dayga dil ee lala damacsanaa oo si toos ah loo soo hor istaagay kadibna ay bistooladu ku dhici weysay.
HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO: