28 C
Mogadishu
Monday, June 9, 2025

Daawo bilicda waddoyinka MUQDISHO iyo iftiinka ka baxa xilliyada habeenki

Bookmark
Bookmarked

Share

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa si weyn isku badashay tan iyo Labadii Sanno ee u dambeysay kadib Isbadal dhinacyo badan leh oo magaalada laga her geliyay hadii ay ahaan laheyd dhinaca Dhismaha iyo Ganacsigaba.

Muqdisho Xiliga Habeenkii waxeey noqotay sidii ay ahaan jirtay Waagii Bariisamaadkii waxeey haatan la jaan qaadeysaa Caasimadaha dunida ee nala daawo Muuqaalkani ah kii ugu dambeyay ee xili habeen ah la duubay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News