25.7 C
Mogadishu
Friday, January 16, 2026

DEG DEG: Rasaas xooggan oo laga maqlay agagaarka hotel u dhow Villa Somalia

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in rasaas xooggan ay ka dhaceyso agagaarka hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku ag yaalla madaxtooyada Soomaaliya.

Illaa iyo hadda ma cadda in hotelka la galay iyo rasaasta ay tahay dibedda ama waddooyinka ka ag dhow, hase yeeshee rasaas xooggan ayaa ka dhaceysa aagaas.

Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah.

- Advertisement -

Read more

Local News