Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax aad u xoogan ayaa waxa uu goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia.
Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ahaan Ismiidaamin waxa uuna ka dhacay Agagaarka Taalada Sayidka ee Magaalada Muqdisho.
Rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa Agagaarka Taalada Sayidka, waxaana sidoo kale yeeraaya Ambalaasta gurmadka ah.
Si rasmi ah looma hubo goobta rasmiga ah ee uu weerarka ka dhacay.
La soco wixii kusoo kordha wararkeena danbe
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]