Caasimada Online: Dhacdo xanuun badan oo ka mid ah Dhacdooyinka ay la kulmaan Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku kala nool daafaha dunida ayagoo la kulmaya falal cunsiriyad leh oo aad looga xumaado taas oo keeneeysa in aad la ilmeyso dhibaatooyinka muuqaalka ah ee aad daawato.
Hooyo Soomaali ah ayaa lagu weeraray Hoygeeda oo ku yaala Gobolka Minnesota hoyadaasi oo jir dil xoogan loo geestay waxaadna muuqaalka ku arkeysaa dhibaatooyinka ka muuqda Wajigeeda iyo sida ay u galeyn 5 ruux oo 2 dumar ay tahay seddexda kalan ay yihiin ragg.

