Muqdisho (Caasimada Online) – Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qaybsanayaasha qunsiliyadda guud ee Soomaaliya ku leedahay magaalada Jiddah ee Sucuudiga in ay soo galaan xarunta wasaarada arrimaha Dibadda ee Muqdisho, 30-berri gudahood.
Lama shaacin wax sabab ah oo loogu yeeray diblomaasiyiintan. Hoos ka aqri qoraalka kasoo baxay Cawad.