27 C
Mogadishu
Monday, March 16, 2026

Gaas oo ka hadlay sida uu u arko doorashadii madaxweyne ee HirShabelle

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhoweeyay madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, kaasi oo shalay lagu doortay magaalada Jowhar.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Gaas ayaa lagu sheegay in doorashadan shalay ka dhacday Jowhar ay guul u tahay dhammaan umadda Soomaaliyeed, sidoo kalena ay muujineyso xasiloonida dalka ka jirta.

Halkaan hoose ka khriso qoraalka:

- Advertisement -

Read more

Local News