26.6 C
Mogadishu
Wednesday, November 19, 2025

Warbixin: Gudoomiye ku xigeenkii dharkiinley oo Xamar lagu dilay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Guddoomiye Kuxigeenkii hore ee Degmada Dharkenley C/llaahi Ibraahim “Isbiimo” iyo Qof la socday ayaa goor dhaw lagu dilay Degmadaasi Dharkenley.

Dilka ayaa la sheegay in ay geysteen Koox Hubeysan,kuwaas oo dilka ka dib goobta ka baxsaday.

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa gaaray Goobta uu dilku ka dhacay,mana jirto cid ay u soo qabteen Dilka.

Allaha u naxariistee C/llaahi Isbiimo ayaa dhawaan loo magacaabay Agaasimaha Kormeerka Degmooyinka Maamulka Gobolka Banaadir.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News