24.9 C
Mogadishu
Thursday, June 12, 2025

Harriet Mathews oo laga qaaday xilkii Soomaaliya ka heysay & David Concar oo la magacaabay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)- Dowlada UK ayaa safiir cusub usoo magacowday magaalada Muqdisho, waxaana safiirka cusub uu xilka kala wareegayaa safiirkii horey Muqdisho u fadhiday.

David Concar, oo ah safiirka cusub ee dowlada UK usoo magacowday Soomaaliya ayaa kasoo shaqeeyay dalal badan oo caalamka ah, sida dowlada UK sheegtay.

Waxaa si weyn looga yaqaanaa dalkaasi, maadaama uu ahaa nin siyaasi ah.

David Concar, ayaa xilka safiirnimo la wareegi doono bilowday sanadka cusub ee 2017, waxaana uu kala wareegayaa Ms Mathews oo muddo ka shaqeyneysay magaalada Muqdisho.

Bishii Maarso sanadkii 2015 ayay haweeneydaan loo magacaabay xilka safiirnimo.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

- Advertisement -

Read more

Local News