25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025

Isbedel lagu sameeyay taliska boliiska Kismaayo

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Kismaayo (Caasimada Online) – Wareegto kasoo baxday xafiiska wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga Jubaland ayaa waxaa lagu magacaabay taliyaha ciidamada Booliska degmada Kismaayo.

Xilka Taliyenimo ayaa waxaa loo magacaabay Col. Xasan Kheyre Axmed, sida ku xusan wareegto kasoo baxday xafiiska wasaaradda arimaha gudaha.

Wareegtadan ayaa waxaa ku saxiixan wasiirka arimaha gudaha iyo amniga Jubaland Mudane Max’ed Warsame Darwiish.
Wareegto

- Advertisement -

Read more

Local News