25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025

Magacyada iyo deegaanada ay kasoo jeedaan 120-ka dhallinyaro ee ku xiran India

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Mumbai (Caasimada Online) – Magaalada Mumbai ee dalka India waxaa in muddo ah ku xiran 120 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku eedeysan burcad-badeednimo.

Dhallinyaradan oo wali xukun aanu ku dhicin, ayaa Ciidanka Ilaalada badaha ee dawladda India ku soo qabteen afar hawlgal oo kala duwan, sanadihii 2011 iyo 2012. Waxay ku eedaysanyihiin Burcad-badeednimo, waxaana laga soo qabtay, sida uu qirayo ninka u doodaya ama u qareemaya, meel ka baxsan xadka badda India.

Qareenka Dhallinyarada ayaana caddeeyey in lababa sababood awgood aanay dhici Karin in lagu xukumo DIL.

Dhallinyaradan oo tiradoodu markii hore ahayd 120, ayaa imminka ah 118, waxaana dhintay laba ka mid ah dhallintaas.

  1. (Waa marka koowaade), cidna ma aanay dilin dhallinyaradu
  2. (Waa marka labaade), waxaa laga soo qabtay meel ka baxsan Xad badeedka waddanka India.
TiroMagacaDeegaanka
01Suleiman Aden BeckerDirirdawa, Ethiopia
02Mohamed Ibrahim MireMogadishu, Somalia
03Abdinur Abdishakur HusseinAdado, Somalia
04Muruk Abdulle Farah UgarGodinlabe, Somalia
05Ali Mohamed AliAdale, Somalia
06Abdirizak Mohamud JamaGarowe, Somalia
07Badle Hussein Mohamud Hussein IdleGalkio, Somalia
08AbdulrizakHoludunadag, Mogadishu
09Abdul Isak AliMogadishu, Somalia
10Hudi Sayed AhmedGalkaio, Somalia
11Noor Badre Mohamud AliGalkio, Somalia
12Mohamud Sayid YusufGalkio, Somalia
13Mukhtar Aashik OblesAdado, Somalia
14Abdi Hasik AhmedMogadishu, Somalia
15Noor Mahamud Yusuf MohamudDhgaxyaweyn, Somalia
16AbdirizakMohamed KadiyeMogadishu, Somalia
17Hassan Ali Mohamed GuledAdado, Somalia
18Mohamud Abdul Yusuf RobleBahado, Somalia
19Yusuf Hassan Abdi HusseinKismaio, Somalia
20Mohamud Abukar MohamedHuddur, Somalia
21Abdi hashi HusseinAdado, Somalia
22SakariaMohamud EjahaMogadishu, Somalia
23Sayid Aden MohamedAdado, Somalia
24Ahmed Mohamed HassanHamaro, Adado, Somalia
25Awil Mohamed WarsameAdado, Somalia
26Ahmed Hashi Ali MohamedMogadishu, Somalia
27Dahir Kodab HashiBarahley, Galkio, Somalia
28Ahmed Mushi Jim’aleMogadishu, Somalia
29Noor Ahmed Mohamed RobleCeel-Huur, Somalia
30Hassan Salad AhmedMogadishu, Somalia
31Mukhtar Yusuf AliMogadishu, Somalia
32Hassan Yassin HassanBuur-dhuubo, Somalia
33Hassan Jama YusufAdado, Somalia
34Mohamed Abdi AliMogadishu, Somalia
35Mohamed Ahmed MudeyAdado, Somalia
36Omar Mohamed AliMogadishu, Somalia
37Dahir Mohamud AliDhusamareb, Somalia
38Esse Mohamed IdeeBuruk, Galgadud, Somalia
39Anas Elmi AliWargalo, Galkaio, Somalia
40Khalid Ano-did Awar FansheWanlaweyn, Somalia
41Medrus Ali MohamedCeell-dheer, Somalia
42Dagade Dahir ArabeKudbud, Galkio, Somalia
43Ali Abdulle MuseAdado, Somalia
44Khalif Farah MohamedGalgadud, Somalia
45Ahmed Osman YusufGalgadud, Somalia
46Osman Derie HajiGalgaduud, Somalia
47Sayed Hassan MohamedGalkio, Somalia
48Abdi j FarahGalgadud, Somalia
49Noor Abdullahi SheikhBulo-burde, Somalia
50Farah Hassan DiniDhusamareb, Somalia
51Khalif AbdulkadirAdado, Somalia
52Abdiqays Salad ElmiGalgadud, Somalia
53Olwe Osoble AliAfgoye, Somalia
54Sayed Mohamed IbrahimGalgadud, Somalia
55Esse Mohamed DerieGalgadud, Somalia
56Ahmed Sayed AbdiMogadishu, Somalia
57Duran Mohamed AliGodinlabe, Somalia
58Mukhtar Abdulle AhmedAdale, Somalia
59Liban Dahir AliCeel-dheer, Somalia
60Sadat Halane MohamudMogadishu, Somalia
61Mohamed Omar MohamudBerdale, Somalia
62Ibrahim Abdi NoorHarfis, Alleshia, Somalia
63Ahsan Afey MohamudBuloballi, Galkio, Somalia
64Mohamed Ali MuseMogadishu, Somalia
65Atoor Bashir BarreBur-Salah, Somalia
66Hiraf TimocaddeBooleDhinowda, Somalia
67Ahmed Ali OsmanIsraac, Galkio, Somalia
68Mohamed Abdi AliHobyo, Somalia
69Ahmed Khalif MohamedBarodi (Colombo Hotel), Somalia
70Shidad Ali MohamedIsraac, Galkio, Somalia
71Hurfe habri NoorIsraac, Galkio, Somalia
72Noor Mohamed HersiMogadishu, Somalia
73Muhiyadin Hassan AliMogadishu, Somalia
74Siyad Abdi AhmedGarsor, Galkio, Somalia
75Ahmed OsmanGarsor, Galkio, Somalia
76Asair Abdi SudanAfgoye, Somalia
77Mohamed Ahmed AliEl-Maca, Mogadishu, Somalia
78Abdulaziz Warsame GeleGalkio, Somalia
79Mag Mohamed RobleMogadishu, Somalia
80Shugri Dakharre NoorHarardhere, Somalia
81Esse Mohamed DhimbilMogadishu, Somalia
82Qaysar Ahmed ArtanMogadishu, Somalia
83Madar Osman AbdiGalkio, Somalia
84Mohamed Ali OsmanMogadishu, Somalia
85Hassan Derie GelleGalkio, Somalia
86Shafi Guhad MohamedGalgudud, Somalia
87Ali Yusuf IbrahiSherbi, Qardho, Somalia
88Gudaweyn Abdi TirikMogadishu Somalia
89Ali Abdi AhmedIsrac, Galkio, Somalia
90Abdulnasir AbdulleMogadishu, Somalia
91Abdulla Moallim HassanWanlaweyn, Somalia
92Teknas Mahmud SabriMogadishu, Somalia
93Farhan Salad Omar,Mogadishu, Somalia
94Faisal Argo MohamedMogadishu, Somalia
95Sahal Hassan MoallimMogadishu, Somalia
96Mohamed Shire AhmedMogadishu, Somalia
97Abdulle Hassan HusseinJawhar, Somalia
98Mohamed Ali HayleAdado, Somalia
99Ali Khoble AfrahJawhar, Somalia
100Noor Mohamed SaladMogadishu, Somalia
101Hassan Siddu AlinAdale, Somalia
102Ahmed Hassan AlinMogadishu, Somalia
103Musse Ahmed AbdulrahmanKismaio, Somalia
104Ali Osman AbtidoonMogadishu, Somalia
105Abdurahman Abduwahid MusseAdado, Somalia
106Osman Salad EidBiyo-kulule, Bosaso, Somalia
107Khalif Farah AdenGrsor, Galkio, Somalia
108Abdirizak Bashir HileloIsraac, Galkio, Somalia
109Mohamed Ali MohamedWardher, Ethiopia
110Habib Mohamud FarahQandala, Somalia
111Bon John AliEastliegh, Nairobi, Kenya
112Mohamed Abdullahi HassanAbud-Waq, Somalia
113Aways Artan MohamedGaracad, Jariban, Somalia
114Yassin Jama DerieGaladi, Warder, Ethiopia
115Ahmed Abdi HassanNew Hargeisa, Somaliland
116Mohamed Abdullahi BarreIsraac, Galkio, Somalia
117Bashir Omar MohamedBosaso, Somalia
118Farah Jama FarahGarowe, Somalia
119Abshir Abdi HusseinGarowe, Somalia
120Rage Abdirizak AbdilleWardher, Ethiopia


Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News