Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo afartii sano ee la soo dhaafay madaxweyne ka ahaa dalka Soomaaliya, hadana ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa horay u soo bandhigay ajandihiisa Siyaasadeed ka hor inta uu xilka ku guukeysan afar sano ka hor, waxaana barnaamijkiisa uu gundhig ugu dhigay Lix Tiir
Hadaba maxaa ka hirgakay Lixda tiir ayaa waxaa ka mid ahaa Xaslinta dalka, dib u habeynta dhaqaalaha, Midnimada iyo wadajirka, horumarinta Adeegyada Bulshada, Xiriirka Caalamiga ah iyo Nabadeynta iyo dib u heshiisiinta.
Halkan Hoose ka akhriso Warbixintan arrintaas ku saabsan oo madaxtooyada ay soo bandhigtay.