28.9 C
Mogadishu
Monday, November 3, 2025

Musharaxii looga adkaaday doorashadii Puntland oo soo gaaray MUQDISHO

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Asad Cusmaan Diyaano oo ahaa ruuxii looga guuleystay wareegii ugu dambeeyay doorashadii ka dhacday magaalada Garowe ee maamulka Puntland.

Asad Diyaano ayaa kusoo baxay doorashadii Puntland ka dhacay 8 Janaayo sanadkaan 2019, waxaana uu yimid wareegii ugu dambeeyay oo aan laga fileysan.

Masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Asad Dyaano, waxaana uu ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo safarkiisa magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan ciidamada booliska ayaa sidoo kale qeyb ka ahaa masuuliyiinta Asad kusoo dhaweeyay magaalada Muqdisho.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News