26.6 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025

Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid: Jawaab adag ayaa ka bixineynaa falka Kenya (Daawo wareysi)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Istanbul (Caasimada Online) – Raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay isaga oo ku sugan dalka Turkiga in doorashadu ay sanadkan dhacayso, isla markaana u dhacayso sidii loo qorsheyey, wuxuu sheegay in uu dhawaan tegayo Puntland ayna kawada hadlayaan doorashooyinka 2016.

Raysal wasaaraha ayaa ka hadley Shirka Istanbul, nidaamka doorasho 2016, maamul u sameynta Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan, iyo waxyaabo kale oo badan Hoos ka daawo:

- Advertisement -

Read more

Local News