24.4 C
Mogadishu
Saturday, January 3, 2026

Rasaas Goos goos ah oo laga maqlayo magaalada Gaalkacyo & Madaxda oo ku sugan

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Gaalkacyo (Caasimada Online)-Iyadoo saacadaha soo socdo la filayaa in shir looga hadlayo dagaaladii magaalada Gaalkacyo ka furmo magaalada Gaalkacyo ayaa haddana wararka nasoo gaaraya waxay sheegayaan in rasaas googoos ah laga maqlayo magaalada.

Rasaasta ayaa laga maqlayaa goobaha ciidamada isku horfadhiyaan ee magaalada Gaalkacyo, waxaana mararka qaar la maqlayaa rasaas isku dhaceysa.

Arintan ayaa cabsi gelin karta nabadeynta laga waddo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo haatan kusugan yihiin madaxda Galmudug iyo Puntland.

Lama oga sida ay wax isku badali doonaan saacadaha soo socdo.

La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah.

Caasimada Online
Xafiiska Mudug
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News