Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa kaga marqaati furaaya dhacdooyinka ka dhaca magaalada Muqdisho ee ka qarsoon shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna yahay mid lagu muujiyay in Villa Somalia kaliya la weeraro xiliyada uu kamaqan yahay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud.
Weerarada Ismiidaaminta, Qaraxyada iyo weerarada kale ee ka dhaca Villa Somalia sida duqeymaha ayaa waxa ay dhacaan goorta uu Madaxweynaha dalka ka safro waxa ay su’aashu tahay arrintaani cadeynta leh dareen intee la’eg ayay ku galineysaa?