27 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Sawir qosol badan: Xildhibaanada cusub oo ka dhiigeysanaya musharaxiinta

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ka socda ololaha Doorashooyinka Somalia, gaar ahaan tan Madaxweynaha Somalia.

Doorashada ay ololaheedu socto, ayaa waxaa lagu kala qaadanayaa Xildhibaanada cusub ee BFS kuwaasi oo laga doonaayo codadka si ay usoo saaran shaqsiga noqon doona Madaxweynaha.

Musharaxiinta wada ololaha Doorasho ayaa dhaqaale ku qufaaya Xildhibaanada, waxa ayna talaabadaasi macaash u tahay Xildhibaanada oo dhaqaale kala duwan ka kala qaadanaaya Musharaxiinta.

Qorshaha Xildhibaanada ayaa ah in Musharax waliba ay ka gurtaan lacagaha iyadoo ujeedku uu yahay inay ka faa’iideystaan fursada.

- Advertisement -

Read more

Local News