26.8 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Sawirkii ugu xikmadda badnaa oo laga sameeyay Ugaaska Xawaadle iyo Damul-Jadiid

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu miisaaliyay Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xassan iyo Kooxda Damul-Jadiid.

Ugaas Xassan ayaa lagu miisaalay Boortiyeeri, halka Kooxda Damul-Jadiidna lagu miisaalay ragga laga sugaayo gool dhalinta.

Ugaas Xassan ayaa Goosha ku hardhay boorar ay ku qoran yihiin (Cadaalad, Midnimo, Soomaalinimo, Nabad iyo Sinaan).

Boorarka ayuu Ugaaska ku hardhay meel waliba oo ay suuragal tahay in Kooxda Damul-Jadiid ka dhaliso goosha, taa oo loola jeedo inaysan garankarin meel ay maslaxad uga furan tahay.
gool

- Advertisement -

Read more

Local News