26.9 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Arag Sawirro: Qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha oo gubtay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu gubanayo Suuqa weyn ee bakaaraha.

Suuqa Ganacsiga ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa dab ka kacay, waxaana uu dabka qabsaday qeybta lagu iibiyo Electronic-ga, sida ganacsatada ay sheegeen.

Lama oga waxyaabaha dhaliyay gubashada suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Sawiro laga qaaday meelo fog fog ayaa muujinaya qiic hawada isku shareeray, kaasi oo ka tarjumaya in dabka uu xoogan yahay.

- Advertisement -

Read more

Local News