25.9 C
Mogadishu
Friday, November 14, 2025

Sawirro: Ciidamada DF Soomaaliya oo la barayo sumadeynta hubka (Daawo)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Xafiiska QM ee Somalia”UNSOM” ayaa waxa ay Tababar cayiman usoo gabagabeysay tiro ka tirsan Ciidamada DF Somalia kuwaasi oo la siinaayay xirfad ku saleysan Sumadeynta Hubka.

Tababarkan oo socday mudo Laba Asbuuc ah, ayaa waxaa lagu dhex qaatay Bakhaarka keydinta Hubka.

Dawlada Somalia ayaa markii cunaqabataynta hubka laga khafiifiyay waxaa lagu xiray shuruud ah in dawladu ay la timaado qorsho cad oo ay ku maareynayso kuna maamulayso hubka ay soo iibsato.

Askartan ayaa waxaa la baray qaabka loo xifdiyo hubka.

1

2

3

4

5

6

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News