25.4 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Sawirro naxdin leh: Heerka abaarta Soomaaliya

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa heerkii ugu xumaa gaaray saameynta ay abaaruhu ku yeesheen qaar kamid ah Deegaanada maamulka Somaliland abaartaasi oo baabi’isay naf iyo hantiba.

Deegaanada ay abaaruhu ka jiraan ee Somaliland ayaa waxaan wali gaarin gurmad heerkii la rabay waxa ayna dadku yihiin kuwo abaarahaasi ay saameyn xoogan ku yeesheen.

Abaaro taasi lamid ah ayaa waxa ay iyana ka taagan tahay deegaano dhowr ah oo hoostaga maamulka Puntland taasi oo ay ku la’ deen dad iyo duunyaba.

Dadka ay abaaruhu saameeyen ayaa badankooda ka cabanaaya Biyo la’aan baahsan, halka ay taasi usii dheertahay cuno la’aan ka dhalatay abaarta.

Maamulada Somalilan iyo Puntland ayaa dhowr jeer ku celcelshay in lala soo gaaro gurmad si dadka ay abaartu saameysay looga badbaadiyo dhibta nololeed ee heysata.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

UNICEF SOMALILAND

- Advertisement -

Read more

Local News