26.1 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Shax: Qiyaasta tirada xubnaha beelaha HAWIYE ay ka helayaan aqalka sare ee baarlamaanka..!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo min 3 xubnood oo loo kordhiyay maamulada Somaliland iyo Puntland, Waxaase faahfaahin faahfaahin dheeraad ah ka soo baxday qaabka beelaha waaweyn u kala heleen xubnaha aqalka sare ka mid noqonaya.

Xubnaha Madasha qaarkood ayaa xogtan bixiyay iyadoo la qoray xubnaha beel kasta kasoo gaaraya Aqalka sare marka lagu saleeyo heshiiska ay dowladda Federaalka iyo Beesha caalamka gaareen.

Haddaba xubnaha Beesha Hawiye ka heleyso Aqalka sare ee Baarlamaanka 2016 ayaa noqonaya sida soo socota

Maamulada Xubnaha

Galmudug 7

Jubbaland 1

Shabeelle/Hiiraan 8

Wadarta 16

Guud ahaa tirada Aqalka sare waa 54 xubnood, waxaana loo qeybiyay sida soo socota:

Maamulada Tirada xubnaha

Somaliland 11

Puntland 11

Galmudug 8

Shabeele/Hiiraan 8

Banaadir 0

K/Galbeed 8

Jubbaland 8

Wadarta 54

Isha: Goobjooge

- Advertisement -

Read more

Local News