25.3 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025

Xog: Shirar is diidan oo si xooli ah uga socda Dooloow iyo Garbahaareey

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Shirar iska soo horjeedo oo kala ujeedooyin ah ayaa kala kala furmaya Magaalooyinka Dooloow iyo Garbahaareey ee Gobolka Gedo.

Shirka Garbahaareey oo loogu magacdaray Midnimada 2 ayaa waxaa looga soo horjeedaa hanaanka uu u dhisan yahay Maamulka Juba.

Kulanka kale ee Degmada Dooloow waxaa lagu soo xulayaa xubnaha Barlamanka Juba, waxaana horboodaya Kulankaasi Madaxweyne kuxigeenka Juba Fartaag.

Maxamed Cali Xaashi oo qeyb ka ah Shirka Garbahaareey ayaa sheegay in mid ka socda Dooloow ee lagu xulayo Xildhibaanada uu yahay iskudir iyo carqaladeyn Dadka Deegaanka ah.

Beesha Caalamka iyo Dowladda soomaaliya ayaa aqoonsan Maamulka Juba ee Axmed Madoobe.

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News