25.8 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025

Siyaad Barre 21 sano wuxuu dalka ka safray 35 jeer, balse Xasan Sheekh 4 sano imisa?) (Aqri)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaankii hore ee baarlamaanka Federaalka Cbdi Bare Jibriil ayaa saxaafada soo gaarsiiyay warbixin kusaabsan safarrada dibadeed ee madaxdii hore ee Soomaaliya iyo kuwa maanta.

AKHRISO QORMADA

1 – Maxamed Siyaad allaha u Naxariiste dalka wuxuu Xukumey 21 Sanno wuxuu dalka ka Baxay 35 jeer Asago ka qeybgalay Shirra Caalami ah iyo kuwo lagu Marti qaaday

2 – Cabdiqaasin Salaad wuxuu Madaxweyne ahaa 4 Sanno Dalka wuxuu ka baxay 25 Bari.

3 – Abullahi Yusuf alaaha u Naxariiste wuxuu Madaxeyne ahaa 3.5 Saddex Sanno iyo Bar wuxuu dalka ka baxay 19 jeer.

4 – Sheikh Shariif wuxuu Madaxweyna ahaa 4 Sannno wuxuu dalka ka baxay 285.

5 – Xasan Sheikh wuxuu Madaxweyne ahaa 4 Sanno Dalka wuxuu ka Baxay 482 Jeer.

6 – Ra’iisal wasaare Galayr wuxuu Dalka ka baxay 19 jeer, (Xasan Abshiir Farax wuxuu Dalka Baxay 3 Jeer

7 – Maxamed Abdi Yusuf 1 Hal Safar oo kaliya.

8 -Cali Maxamed Geedi 9 jeer

9 – Nuur Cadde 15 Jeer.

10 – Cumar Cabdirashiid, wuxuu dalka ka baxay 35 jeer waa xiligii 2009

11 – Farmaajo wuxuu dalka ka baxay 16 jeer

12 – Gaas wuxuu dalka Baxay Markuu Raisal wasaaraha ahaa 28 Jeer.

13 – Saacid wuxuu Dalka ka baxay 3 jeer oo kaliya

14 – Cabdiwali Sheekh Axmed Yuulka wuxuu dalka ka baxay 9 Jeer.

15 – Cumar Cabdirashiid wuxuu Hadda Marayaa 195 Jeer.

MAAMUL GOBOLEEDYADA

1 – Axmed Madoobe 22 Jeer

2 – Shariif Xasan wuxuu Marayaa 19 jeer

3 – Cabdikariin Guuleed wuxuu Marayaa 14 Jeer

4 – Cali Cabdullahi Coosoble 1

5 – Ninka Iskoorka Jabiyey Waa C/weli Gaas, wuxuu Marayaa Saddexddii Sanno uu joogey 253 Safar.

Marka bal qiyaasa dadkaas dhaqaalaha Micnidarada ah oo ku baxay iyo Nin 21 dalka Xuukumay oo safray 35 jeer oo kaliya. Waad mahadsan tihiin.

Waxaa Diyaariyay: Xildhibaan Abdibare Jabriil

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

 

- Advertisement -

Read more

Local News