Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay baahisay Hay’adda dunida u qaabilsan la socodka awooda Ciidanka Millitariga ee ”GFP”, ayaa waxaa lagu soo bandhigay sida ay u kala awood badan yihiin ciidamada dowladaha Africa.
Ciidamada ayaa waxaa lagu qiimeeyay arrimo farabadan oo ay kamid yihiin firfircooni, Tababar, Xuquuq, Isticmaalka agabka ciidan noocyadiisa kala duwan iyo dhanka iska warqabkooda.
Qiimeynta ugu badan ee lagu kala soocay ciidamada dalalka Africa ayaa ah Tababarka, Dhameystirka agabka Militery iyo Dagaalka.
Dowlada 1aad ee Africa ugu ciidamada wanaagsan ayaa waxaa lagu sheegay Dowlada Masar oo dhan waliba ay ka dhameystiran yihiin ciidamadooda.
HOOS KA AKHRISO SIDA AY KAALMAHA UGU KALA JIRAAN WADAMADA AFRICA EE KU HORMARSAN CIIDAMADA MILITERYGA
1-Masar
2-Algeria
3-Ethiopia
4-Nigeria
5-Koonfur Afrika
6-Angola
7-Marocco
8-Suudaan
9-Libya
10-Democratic Republic of Congo
11-Kenya
12-Tonisia
13-Zembabwe
14-Zambia
15-Chad
16-Tanzania
17. Uganda
18-South Sudan
19-Ghana
20-Cameroon
21-Mozembique
22-Niger
23-Ivory Cost
24-Mali
25-Madagascar
26-Gabon
27-Republic of Congo
28-Namimbia
29-Somalia
30-Jamhuuriyada Afrikada Dhexe.
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]