Tag: Beesha Habar-Gidir oo la kulantay Cabdi Weli

Beesha Habargidir oo la kulantay R/W C/Weli, kana diidayna qorshe uu rabo

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul wasaaraha dalka Soomaaliya ayaa sidaan xog hoose ku helayno habeenkii xalay aheyd wuxuu la kulmay qaar kamid ah xildhibaanada...

Maxaa ka socda dhulka qabuuraha iyo toogashada Iskuul Buluusiyo ee Muqdisho?

Muqdisho (Caasimada Online) – Fadeexadaha dhulalka ee ka taagan magaalada Muqdisho waxay markaan ku fideen qabuuraha. Waxaa shalay qabuuraha Iskuul Buluusiyo laga saaray meydad uu...