Tag: Guddiga BF Somalia u qaabilsan dhinaca dibedda oo difaacay Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xaflad muran badan dhalisay

Guddi BF ah oo difaacay XASAN SH.

Muqdisho (Caasimada Online)- Guddiga baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan dhinaca arrimaha dibadda ayaa difaacay ka qeybgalka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxammuud uu ka qeybgalay caleema...

Somaliland oo caalamka ka dalbatay faro-gelinta kiis culus oo ka taagan Muqdisho

Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa baaq culus u dirtay beesha caalamka, kaasi oo la xiriira kiiska dilka Agaasimihii waaxda diyaaradaha ee hay’adda...