Tag: Wararkii ugu dambeeyay TALEEX oo gacanta Maamulka Somaliland gashay iyo Khaatumo oo faarujisay magaalada

Wararkii ugu dambeeyay ee Taleex oo gacanta Maamulka Somaliland gashay iyo Khaatumo oo faarujisay magaalada

Taleex (Caasimada Online)-Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray degmada Taleex gobalka Sool ayaa sheegaya in xaaladda ay deggan tahay. Magaalada ayaa maanta barqadii waxaa...

Maxaad ka ogtahay arrinta dhashay musuqa ‘xarkaha goostay’ ee Soomaaliya?

Muqdisho (Caasimada Online) – Marka maqasho ereyga musuq oo lala xiriiranayo hay'addaha dowladdaada, waxaa durba kugu soo dhacda lacag la xaday ama hanti dowladeed...