26.5 C
Mogadishu
Wednesday, July 16, 2025

Amiin Arts oo soo saaray hees cusub (Codkii CC iyo Music Faarax C/qaadir)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa soo saaray hees farashaxan ah oo cusub. Heesta oo ah heeskii “Daruuraha Hillaaciyo” ee Cabdalla Yuusuf Hanuuniye, ayaa Amiin Waxa uu ku daray sawir gacmeedyo dhaqaaqaya, oo ah Faarax C/qaadir oo tumaya music iyo ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo heeska ku luuqeynaya.

Halkan hoose ka daawo.

- Advertisement -

Read more

Local News