25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025

Video: Daawo hantida Xasan Sheekh iyo qoyskiisa ay ka boobeen dalka iyo dadka

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud afartii sano ee uu hayey hoggaanka dalka, waxa uu ku lumiyey laba arrin oo kaliya, oo ah inuu qoyskiisa ka dhigo kuwa qani ah iyo inuu u shaqeeyo sidii uu xukunka ugu soo laaban lahaa.

Madaxweynaha ayaa qoyskiisa u sameeyey shirkado tiro badan oo magac dowladeed ku baada ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed, kuwaasi oo aysan jirin cid la xisaabtanta ama is-hortaagta.

Labada xaas ee madaxweynaha ayaa leh dhulalka iyo dhismooyinka ugu badan magaalada Muqdisho oo dhammaantood la gaday afartii sano ee xilka uu hayey, kuwaas oo badankood loogu kala iibiyo iska masayr.

Muuqaalkan ayaa sii koobaya musuq-maasuqa ka jira Muqdisho

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News