27.4 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025

VIDEO: Muqdisho & Qurba Joogta.

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Caasimada Online:  Qurba Joogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo noqonaya Magaalada Muqdisho waxey ugu damaashadaan si aan horay loo arag loona maqal marka aad u fiiriso Shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool Magaalo Madaxda Muqdisho.

Muuqaal qurux badan oo laga diyaariyay ayaa ku tusinaya sida ay ugu damaashadayaan Shacabka Soomaaliyeed Nabadda iyo Amaanka Muqdisho ka jira ayagoo ku damaashadaya Xeebta Liido ee Degmada Abdiaziz ee Magaalada Muqdisho.

HALKAAN KA DAAWO:

 

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News