Muqdisho (Caasimada Online) – Muqdisho waxeey ka soo kabaneysaa burburkii xooganaa ee gaaray sanadihii dowlad la’aanta aheyd waxaana haatan laga dareemaa in dib u soo ceshaneyso Bilicdeedii ay la heyd bariisamaadka Caasiamda Dalkeena ee Muqdisho.
Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya dhismooyin xoogan iyo dayartir dhanka Wadooyinka Muqdisho waxaana iska kaashanaya Maamulga gobolka banaadir iyo Ganacsatada Muqdisho.
Goobaha muhiimka ah ee isha qabaneyso ee aad ka dareemi karto soo celinta bilicda Magaalada ayaa muuqaal qurux badan laga soo duubay ee nala daawo.
HALKAAN KA DAAWO
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]