25.8 C
Mogadishu
Thursday, December 4, 2025

XAAF oo DIGNIIN culus ka soo saaray ‘colaadda ay DF ka hurineyso Cadaado’

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasimada Online) – Madaxtooyada Galmudug ayaa War-Saxaafadeed kasoo saartay xiisada ka dhalatay ciidamada ka tirsan NISA ee xalay la wareegay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado.

War-Saxaafadeed kasoo baxay madaxweyne Xaaf ayaa waxaa lagu sheegay in Galmudug aysan gorgortan ka  galeyn amnigeeda iyo wadajirka deegannadeeda, islamarkaana Shacabka looga baahan inay garab istaagaan.

Beesha Caalamka ayaa loogu baaqay in ay hubiyaan in taageerada ay Soomaaliya siiyaan loo adeegsan burburinta iyo colaad hurinta Soomaalida dhexdheeda waa sida hadalka loo dhigay.

- Advertisement -

Read more

Local News