28 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

DHAGEYSO: Maxaa waqtigaan ka socda xarunta golaha baarlamanka Somalia

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – X ildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isku diyaarinaya in loo qeybiyo mooshinka ka dhanka ah xukuumada ra’iisul wasaarahe C/Welli Sheikh Axmed.

Xildhibaanada ayaa hadda ku sugan qaarkood xarunta golaha shacabka waxaana goobta u badan xildhibaanada taageersan ra’iisul wasaaraha dalka Soomaaliya.

Xildhibaan C/fataax Nuur Mataan oo taageersan ra’iisul wasaaraha ayaa goordhow Caasimadda Online Xafiiska Muqdisho u sheegay inay jeexjeen warqadaha xaadirinta xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay sidoo kale inay adag tahay in maanta uu furmo kulanka ay yeelanayaan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Caasimada Online
Xafiiska Wararka Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News