32.9 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Sawirro: Dollar, maandooriye, dad iyo hub lasoo qabtay & saraakiil sheegay..

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)- Ciidamada dowlada Soomaaliya oo maanta howlgalo ka sameeyay magaalada Muqdisho ayaa waxay kusoo qabteen dad ka ganacsanayay waxyaabaha maanta dooriyo iyo hub.

Ciidamada oo howlgalkaan ka sameehay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa sidoo kale waxay kusoo qabteen dhaqaale doolar iyo shilin Soomaali ah kuwaasi oo la sheegay in waxyaabaha maanka dooriya lagu kala iibsanayay.

1 2 3 4 5

Caasimada Online
Xafiiska Wararka Muqisho
[email protected]

 

 

 

- Advertisement -

Read more

Local News