Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxamiiste Amiin Caamir ayaa soo saaray hees sawir gacmeed ah oo ka hadleysa mooshinada baarlamanka Soomaaliya iyo loolaanka Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli.
Heeskan ayaa waxaa ku luuqeeya fanaanka Saalim Saciid Saalim. Laxanka iyo muusikada heesta waa heestii “Bacdii Madoobeedaa banaanka kuu taal”, waxaase laga beddelay erayada. Waxaa heeskan ku xarakeenaya Xasan Sheekh oo u faanaya Cabdi Weli.
Halkan hoose ka daawo heesta oo loogu magac dara “MOOSHINKA”