26.3 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Dhageyso: CCC oo ballan-qaaday arrin ay aad u adag tahay inuu ka dhabeeyo

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – R/W cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo si rasmi ah ula wareegay xafiiska ayaa sheegay inuu rajaynayo inaan wax khilaaf ah dhexmari doonin isaga iyo madaxweynaha inta ka dhiman wakhtiga dowladda.

Ballan-qaadka noocaas ah ayaa waxaa horey u sameeyey dhammaan kuwii isaga uga horreeyey xafiiska iyo madaxweyne Xasan Sheekh, wayna ka dhabeyn waayeen .

Sharma’arke oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda VOA, wuxuu sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo ay dhici karto inay ku jiraan wasiiraddii hore ee la dhacay xukuumaddii uu baarlamanka kala laabtay kalsoonida.

Hoos ka dhageyso wareysiga Ra’iisul wasaare Sharmaarke

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News