26.7 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Afhayenka Amisom, Col. Cali A. Xumad oo xilka laga xayuubiyay kadib markii..

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – War- saxaafadeed goor dhawayd kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in xiligaani iyo wixii ka dambeeya Col. Cali Aadan Xaamud uusan ahayn afhayeenka AMISOM sidaas darteedna wararka ka soo baxa Col. Cali Aadan Xaamud aysan aheyn kuwa ka soo baxay AMISOM islamarkaana loo qaataa in isaga ay ugaar yihiin.

War- saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in wax alaale wixii ku aadan su’aalaha khuseeysa AMISOM lagala xiriir Eloi Yao oo macluumaadkii lagala xiriiri lahaa ay hoos ku qoran yihiin.

Hoos ka akhri war-saxaafadeedka oo ku qoran luqada Ingiriisiga.

press-release

PRESS RELEASE

(For Immediate Release)

Colonel Ali Aden Houmed

The Africa Union Mission in Somalia would like to clarify that Colonel Ali Aden Houmed is not a spokesperson for AMISOM.

AMISOM therefore disassociates itself from any statements issued by Colonel Ali Aden Houmed and further advises that such statements be regarded as his own personal view and at no time should they be seen as AMISOM’s position.

All enquiries regarding AMISOM must be directed to Eloi Yao whose contacts are below.

____________________________________
For more information, please contact; Eloi Yao, AMISOM Spokesperson,
Cell phone: (Somalia) +252 699 525 773; (Nairobi) +254 702 155 126; Email: [email protected]

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News