Muqdisho (Caasimada Online) – Gobolka Banaadir waxaa ku taal caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, dowladda dhexe in muddo ahba waxay ka leex leexanaysay in maqaam sax ah loo helo caasimadda iyo in Barlamaanka uu meel mariyo maqaamkii gaarka ahaa ee muqdisho. In ka badan 3 milyan oo degan gobolka banaadir ayaa ku dulman nidaamka federaalka iyada oo aad moodo inay magan u yihiin dowladda dhexe oo aaney aayahooda ka tashan karin. Haddaba yaa hortaagan danta gobolka barnaamijka doodda Royal ayaa lagu falan qeeyey iyada oo lagu cadeeyey dulmiga u gaarka ah dadka muqdisho.
XASAN iyo IMAARAADKA: Natiijada labada fursad ee Xasan Sheekh uu bixiyay
Muqdisho (Caasimada Online) – Ku tiirsanaanta Villa Somalia ee nidaamka Abu Dhabi waa gaba-gabo, laakiin taliska madaxweyne Xasan Sheekh weli ma rabo inuu xaqiiqada...