London (Caasimada Online) – Wada hadalkii u dhaxeeyey dowladda federaalja Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee aan qabsoomin ayey Somaliland shaki gelisey daacadnimada madaxweynaha Soomaaliya ee ah in guulo laga gaaro oo labada dhinac heshiis gaaraan, Iyaga oo ku eedeeyey inuu tala ka qaatey madaxweynuhu Dr Cali khaliif Galeyr oo madaxweyne ka ah maamulka Khaatumo, hadaba maxaa ka run ah wada hadalada bal daawo dooddan adaa fahmi doona halka ay wax u socdaane.
Soomaaliya ma aqbali doonta arrinta Kenya ay ku riixeyso ee taageeraada ka haysata Itoobiya
Muqdisho (Caasimada Online) – Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan waa mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, waxay horey usoo noqotay ra'iisul wasaare ku-xigeenka iyo wasiirka arrimaha...