27.1 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025

Video: Fannaan isaga oo heesaya jooga ka dhacay kadibna geeriyooday

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Riyadh (Caasimada Online) – Arday Sacuudiga u dhashay oo ku tartamayay heesaha dhaqanka dalkaasi ayaa ku ruux baxay masraxii uu ka heesayay.

Xafladda uu ka heesayay wiilkaan ayaa aheyd mid loo qabtay ardayda oo ku tartameysay suugaan dhaqameedka, hase ahaatee waxay xafladaasi ku dhamaatay murugo iyo argagax

Ardaygan oo lagu magacaabo Dariq ayaa markii uu dhigay makroofankii uu ku heesayay ee uu qaaday tallaabtii koowaad ayuu jooga ka dhacay, kuna ruux baxay halkii ay fadhiyeen garsoorayaashii tartankaasi.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News