26 C
Mogadishu
Thursday, June 25, 2026

Daawo dawir qosol badan oo muujinaaya in uu Siilaanyo safka hore ka galay boobka Somaliland

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa cadeyn looga dhigay dhaca iyo boobka Xukuumada Axmed Siilaanyo ay ku heyso shacabka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda deegaanada uu maamulka ka arimiyo.

Sawir gacmeedka ayaa lagu muujiyay kaalinta uu Axmed Siilaanyo ku leeyahay dhaca lagu hayo haamaha keydka shidaalka ee Maamulka Somaliland.

Sawirkaani ayaa waxa uu daba socdaa dhibaatooyin mudooyinkaani danbe ka taagan shidaalka keydka u ah Maamulka waxaana jiro khasaarooyin kala duwan oo ka dhasha.
HAAMAHA copy (1)

- Advertisement -

Read more

Local News