Wasiirada & xildhibaanada Isaaq oo ka horyimid hanaanka loo qeybiyay xubnaha MADASHA 2016

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulan ay wada qaaten Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan DF kana soo jeeda Beesha Isaaq ayaa waxa ay uga hor imaaden qaabka loo qeybiyay xubnaha madasha wadatashiga doorashooyinka 2016-ka.

Xildhibaanada iyo Xubnahaasi ka tirsan Xukuumada ee kasoo jeeda Somaliland ayaa madaxda sare ee DF Somalia u jeediyay baaq ku aadan wax ka bedelka awood qeybsiga.

Baaqooda ayay ku sheegen in hadii la doonayo Soomaali mideysan wax qeybsiga laga dhigo sidii 1960.

Baaqa ayaa waxaa si gaar ah usoo saaray Xubnaha DF Somalia ugu jira Beesha Isaaq, waxaana goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka, Ra’isul wasaare ku-xigeenka dalka waxa uuna baaqa u qornaa sida tan:-
1

2

3

4

5