25.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025

Daawo sawirrada: Meydadka iyo dhaawacyada maleeshiyaadkii ku duulay Puntland

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimada Online) – Saraakiisha Ciidamada Maamulka Puntland ayaa goordhow soo bandhigay Meydadka iyo dhaawacyada maleeshiyaadkii ka dagaalamaayay deegaanada hoostaga Gobolka Nugaal ee maamulka Puntland.

Saraakiisha ayaa sheegtay in maleeshiyaad badan ay ku dileen Dagaalka balse meydadka qaarkood aysan soo bandhigi karin waxa ayna sheegen in tirada Meydadka ah oo ay soo bandhigeen ay qeyb ka yihiin maleeshiyaadkii lagu dilay dagaalka.

Inta la’ogyahay dhimashada maleeshiyada ayaa ah 65, halka dhaawaca gacanta lagu hayana ay yihiin ilaa 5 kuwaasi oo gabi ahaan gacanta ugu jira Ciidamada.

Sidoo kale, maxaabiista ciidamada isku soo dhiibtay ayaa tirro ahaan gaaraya 30, waxaa sidoo kale gacanta lagaga dhigay saanad millateri oo tiro badan.

Maamulka ayaa sidoo kale sheegay in dagaalka looga dilay hal askari, halka dhaawacyaduna ay gaarayaan ilaa 5.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1 ok

2 ok

3 ok

4 ok

5 ok

6 ok

7 ok

8 ok

9 ok

10 ok

11 ok

12 ok

13 ok

14 ok

15 ok

16 ok

17 ok

18 ok

19 ok

20 ok

22 ok

23 ok

- Advertisement -

Read more

Local News