29.9 C
Mogadishu
Sunday, May 3, 2026

Sawir: Faarax Cabdulqaadir iyo shandad lacag ah oo uu…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu matalayaa Xildhibaan Faarax C/qaadir iyo tirro saxafiyiin ka wareysaneysa sababta uu uga meer-meerayo inuu isu soo taago xilka madaxtinimada Somalia.

Faarax oo wata boorso ay ku jirto lacag ayaa waxa uu iska fogeeyay inuu noqdo madaxweyne isaga oo sabab uga dhigay inaanu noqon karin xiligaani.

Qoraal kooban oo la duldhigay Sawirka Faarax C/qaadir ayaa waxaa lagu sheegay in Faarax uu mar waliba diyaar u yahay inuu ka shaqeeyo sida shaqsi kale uu uga dhigi lahaa Madaxweyne, isagana uu shaqsigaasi ugu dul socon lahaa si dantiisa uu ugu gaaro.
Faarax

- Advertisement -

Read more

Local News